DHOOF IYO DHAXAL CAASHAQ QAYBTA 4AAD
DHOOF IYO DHAXAL CAASHAQ QAYBTA 4AAD
DHOOF IYO DHAXAL CAASHAQ Qaybta 4aad
Markii uu Liibaan akhrinta
qoraalkii warqadda ay Ladan u soo dirtay intaa ku koobay cabbaar ayuu fakar ku fogaaday,
wax uu sameeyo ayuu garan waayay, inta sacabada gacantiisa dhabanadiisa cusjiyay ayuu isla hadlay oo yiri “maxay kaa rabtaa Gabadhan, ma mid kale oo jacaylka la jila ayay weysay, aniga ma jacayl iyo afaarihiisa ayaan u
soo jeedaa waxbarasho ayaan ku mashquulsanahee….. sidan ahay miyeysan u jeedin, maxay indhaha isu tiraysaa gabadhu,
inaan isku darajo ahayn sow ma aragto, shaarkayga baftada ah ee
Huudheyda ah uma jeeddo miyaa, surwaalka salka dambe ka karkaran ee aan Iskuulka ku dhigto maka indho saaban tahay,
inaan dacaskii iibsan waayay moog miyay u qabtaa, gabadhan waxeedu jacayl kama ehee shirqool bay ila damacsan tahay,
wallee wax laga shakiyo wey tahay, waayo sal fudeydka ay igu soo gashay ayaanba ka yaabanahay, laakiin dhib malaha arrintan waan ka sal gaarayaa….”.

Liibaan markii uu intaas iskula hadlay warqaddii oo uu gacanta ku hayay ayuu miiska iska dul
saaray, kadibna gogoshiisa isku kala fidiyay, fakarna guda galay, wuxuuna go’aansaday in uusan
wax jawaab ah ka bixinin
warqaddaas oo ilaa ay iyada kaga soo hadal qaadayso uusan juuq isaga u oran.

Ladan waxay ku fakareysay jawaabta ka soo bixi doonta Liibaan, waxayna iskula hadleysay “Makugu deyrin doonaa, makaa ogolaan doonaa,
armuu kaaga soo jawaabi diidaa oo uu ka xanaaqaa warqadda,
sow kama fiicnayn inaad afka kaga sheegato oo aad ku tiraahdo waan ku jeclahay,
markaas ayaad jawaab degdeg ah ka heli lahayde…”.

Iyadoo isku walaacsan oo aan hadalladaas ku qancin ayay is moogeysiis gashay oo inta Buuggaagteedii Iskuulka mid ka mid ah soo haabatay akhris ismaaweelin ah gashay, laakiin wey is moogeysiin weysay oo mar walba dareen caashaq ayaa
ku soo maaxanayay, xusuus kalgacalna wey gocaneysay.

Fakar ayaa Ladan daashaday oo wax hurdo ahi wey ladi weysay
habeenkaa, xitaa subaxnimadii iskuul maysan aadin oo caajis
dartiis ayay la kici weysay, gabar ay saaxiibo kore ahaayeen oo ay
iskuulka isu raaci jireen ayayna u sii sheegtay in Fasax ay u qaaddo oo ay xannuunayso, inkastoo
aysan garanayn halka
xannuunku ugu badan yahay haddana in Liibaan xagiisa laga haysto way ogeyd, taasoo u fasirmeysa in jacayl uu hayo.

Liibaan isagu arrintaas waxba kalama uusan socon danihiisa ayuuna ka watay, maalintaas ay
Ladan maqnaydna farxaddiisa ayayba ahad oo waxa uu ka baqanayay inay weydiiso
jawaabtii warqadda ay u soo qoratay ee ay ku bandhiganaysay jacaylka ay u heyso, in jacaylkiisa
dartii ay la xannuunsanaysana
lama uusan socon oo waa
qabaar moog, xaasidnimo kama ahayne baqdin ayaa ku jirtay,
kaaf iyo kala dheeri dad ah inay kala yihiin ayaana u sawirnaa,
dunida midda qura ahee iyadana saacidday, isagana ciishay ayuu ku mashquulay falanqeynteeda.

Xaalkii Ladan ee xannuunka Caashaq ahaa maalintaas kuma uusan ekaan oo wuuba ka sii
daray ilaa Todobaadna Iskuul maysan aadin oo sariirta kama dul kicin, waxdareen.iyo.dabin.caashaq@gmail.com raashiin ahna kama deign, cabitaana warkiisba daa, walow dawooyin nooca kaniiniga xannuunka ay
isticmaalaysay oo wax
caloosheeda gaara ay
kaniiniyadaa iyo Biyihii ay ku liqeysay ahaayeen haddana waxba uma soo kordhin dowooyinkaa, Reerkooda oo Ubad oo dhan iyada ka dhalay ayaa la walaacay xannuunka ku soo siyaaday Inantooda oo
markii hore Hargab iyo xanuuno kale oo iska fudud daweyntooda
ay u malaynayeen, markiise ay saddex maalin sii jiiftay oo aysan
ka soo reyneynin ayay or-orod bilaabeen oo hadba Dhakhtar la beegsadeen, dawooyin fara badan oo loo soo qoray ayayna
Kumadiinka uga buuxiyeen, inay wax u tarto iska daaye wayba ka sii dartay, xannuunkeediina, waa
la bixin waayay “Cudurka gala Fardaha haddii laga gubo Dameer dawada lama gaarayee”
Ladan iyadoo jacayl la ildaran ayay kaniiniyaal iyo sharoobiyiin cabsiinaya

Comments