Akshey Kumar oo Tilmaamay Aktarka ah saaxibkiisa dhabta ah uu ku dhaarto















Published on March 29, 2018 by    ·   No Comments
Akshay Kumar ayaa Isbuucaan Taageerayaashiisa Twiterka la wadaagay Saaxibkiisa uusan marna ilaaweyn.
Akshay Kumar ayaa muujiyay Sunil Shety inuu Yahay saaxib qaali ku ah.
Labadan Aktar ayaa soo wada shaqeeyay oo isla keenay 90 Meeyadii Filimo badan.
Waxey ahaayeen waliba lagu yaqaan iney keenaan Filimada Akshinka ee Dagaalka iyo waliba xitaa kuwa shactirada waa keeneen walow Sunil uu kaga mashquulay Filimada howlihiisa kale balse Akshey Kumar si xawli ah ayuu ku socdaa.
Akshay Kumar ayaa sheegay Sunil inuu yahay Saaxibkiisa waayo waayo kadib markii ay isla keeneen wax ka badan 15 Filim’Sawirka labadooda ayuuna soo dhigay.

Comments

Popular posts from this blog

Maxaa loo diiday in janaaso lagu tukado marxuum ku geeriyooday Muqdisho

Chelsea Oo Soo Afjartay Guulo La’aantii LIXDA Ciyaarood Ee Xidhiidhka Ahaa, Xilli Uu Fofana La Baxsaday Graham Potter

Muxuu Erik ten Hag Ka Yiri Xasuuqii Manchester United Ka Soo Gaaray Liverpool?