Sawirada Gabadha Sridevi oo Filimkii ugu horeeyay duubeysa


Published on March 24, 2018 by    ·   No Comments











Gabadha Sridevi ee Janhvi Kapoor ayaa duubeysa Filimkeedii ugu horeeyay waxaana ay ku duubeysaa Kolkata.
Sawirada aad arkeyso waa Janhvi Kapoor oo duubeysa filimka xili ay aad uga murugeysan tahay geerida ku timid hooyadeed Sridevi.
Bil ayaa laga joogaa Markii Aktaradii Caanka aheyd India ay ku dhimatay Dubai.
Hada Gabadheeda ayaa jidkeedii Filimada qaadeysa oo waxey soo wadaa filimka Dhadak kaas oo noqonaya filimkeedii ugu horeeyay.
Aktaradan da’da Yar ayaa la arkayay iyadoo filimka ku duubeysa Suuq cusub oo mashquul badan kuna yaala Kolkata Jimcihii.
Dhadak  waxaa directer ka ah Shashank Khaitan,waana Filim laga soo minguuriyay Filim Marathi ah oo ah Sairat waliba noqday blockbuster.

Comments

Popular posts from this blog

Maxaa loo diiday in janaaso lagu tukado marxuum ku geeriyooday Muqdisho

Chelsea Oo Soo Afjartay Guulo La’aantii LIXDA Ciyaarood Ee Xidhiidhka Ahaa, Xilli Uu Fofana La Baxsaday Graham Potter

Muxuu Erik ten Hag Ka Yiri Xasuuqii Manchester United Ka Soo Gaaray Liverpool?