SHEEKADII LAMAGACBAXDAY {{ NABSI ADUUN }}}
Sheekadii lamagacbaxday
{{ nabsi aduun }}}
{{ nabsi aduun }}}
qeybteedii koowaad ee
ahayd jaceylka iyo lacagta
ayamaa mudan,,
ahayd jaceylka iyo lacagta
ayamaa mudan,,
sheekadan wa sheeko
dhab ah dhalintayd ha
uqaadan inkastoo
aduunyada ay jiran jaceyl
lacag laga doortay
dumarkana sidoodaba
waxay fiiriyan wa lacagta
kaliya jaceylka markii laga
hadlo dhalinta aya ku
baaba,da naftooda iyagoo
jecel in ay ku guulaystaan
jaceylkooda daruufta ay
jirto waxa keenay wax
la,aanta ceeb maleh laakin
dumarka ya wax usheega
in waqtiga is bedali doona ninkii shalay haystay maanta mahaysto ninkii maanta heysanin beri ayuu heli kara dunida wa labada galin sugayo qadin sabartana ku siin roona
rabigayna og.
dhab ah dhalintayd ha
uqaadan inkastoo
aduunyada ay jiran jaceyl
lacag laga doortay
dumarkana sidoodaba
waxay fiiriyan wa lacagta
kaliya jaceylka markii laga
hadlo dhalinta aya ku
baaba,da naftooda iyagoo
jecel in ay ku guulaystaan
jaceylkooda daruufta ay
jirto waxa keenay wax
la,aanta ceeb maleh laakin
dumarka ya wax usheega
in waqtiga is bedali doona ninkii shalay haystay maanta mahaysto ninkii maanta heysanin beri ayuu heli kara dunida wa labada galin sugayo qadin sabartana ku siin roona
rabigayna og.
sheekadan nabsiga ayay
ka hadlaysa ninkii dunida
ku dulqaatana kuna sabra
wuxuu rabo iyo dantiisa si
fudud ayuu ku gaari karaa
markaana kuso dhawada
sheekadii nabsi aduun ka
bogasho wacan
Naasir yare wuxuu ahaa
wiil dhalinyaro ah oo
deganaa xaafada Hodan
ee magaalada muqdisho
Naasir wuxuu halkaa kula
noolaa adeerkii inkastoo
reer koodu uusan
deganayn magaalada, ay
ku noolayeyn mijiga
naasir wuxuu u imaaday
in uu adeerkiisa la
noolado inkastoo
adeerkiis wax uusan
dhalin naasirna garab uu
siiyo madama uu
adeerkiisa uu lahay dukan
uu sida u weyneyn ,
ka hadlaysa ninkii dunida
ku dulqaatana kuna sabra
wuxuu rabo iyo dantiisa si
fudud ayuu ku gaari karaa
markaana kuso dhawada
sheekadii nabsi aduun ka
bogasho wacan
Naasir yare wuxuu ahaa
wiil dhalinyaro ah oo
deganaa xaafada Hodan
ee magaalada muqdisho
Naasir wuxuu halkaa kula
noolaa adeerkii inkastoo
reer koodu uusan
deganayn magaalada, ay
ku noolayeyn mijiga
naasir wuxuu u imaaday
in uu adeerkiisa la
noolado inkastoo
adeerkiis wax uusan
dhalin naasirna garab uu
siiyo madama uu
adeerkiisa uu lahay dukan
uu sida u weyneyn ,
Naasir wuxuu dhigan jiray
iskuulka Janaraal daa uud,
Naasir waxay iskuulka isku
barteen gabar aad u qurux
badan marku indhaha
saarana aad buu uuga
healay inkastoo uu ahay
kaligiis wax saaxiibna
uusan laheyn.
AMRAN amran waxay
iyaduna daganeyd
xaafada Hodan ,maalin
maal maha kamid ah ayaa
Amran waxay ka codsatay
Naasir inuu ka caawiyo
madama ninka kaliya uu
uuga firfircoon schoolka
markii laga hadlo
waxbarashada
daraasaadka loo soo siiyo
home worka iskuulka
naasir wuxuu yiri inkastoo
aanan jaanis badan kuu
heli karayn waxaan ku
caawin karaa waa jimcaha
oo kaliya.
iskuulka Janaraal daa uud,
Naasir waxay iskuulka isku
barteen gabar aad u qurux
badan marku indhaha
saarana aad buu uuga
healay inkastoo uu ahay
kaligiis wax saaxiibna
uusan laheyn.
AMRAN amran waxay
iyaduna daganeyd
xaafada Hodan ,maalin
maal maha kamid ah ayaa
Amran waxay ka codsatay
Naasir inuu ka caawiyo
madama ninka kaliya uu
uuga firfircoon schoolka
markii laga hadlo
waxbarashada
daraasaadka loo soo siiyo
home worka iskuulka
naasir wuxuu yiri inkastoo
aanan jaanis badan kuu
heli karayn waxaan ku
caawin karaa waa jimcaha
oo kaliya.
Amran waxay tiri maxaad
walaal xiligaynu iskuulka
ka baxno kadib qabataa
Naasir wuxuu yiri
adeerkeey ayaan dukaan u
iibiyaa Amran waxay ku
tiri misana miyaadan
saacad habeenkii ah xitaa
ii heli karaynin isna wuxuu
kujawaabay mayee waan
kuu heli karaa maalintaa
wixii kadambeeyey Naasir
wuxuu amran u tagi jiray
marka la gaaro 7 fiidnimo
-8da wixii loo gaaro ayuu
kasoo noqon jiray……
walaal xiligaynu iskuulka
ka baxno kadib qabataa
Naasir wuxuu yiri
adeerkeey ayaan dukaan u
iibiyaa Amran waxay ku
tiri misana miyaadan
saacad habeenkii ah xitaa
ii heli karaynin isna wuxuu
kujawaabay mayee waan
kuu heli karaa maalintaa
wixii kadambeeyey Naasir
wuxuu amran u tagi jiray
marka la gaaro 7 fiidnimo
-8da wixii loo gaaro ayuu
kasoo noqon jiray……
Lasoco qeybaha kale soo socda.
W/Q: KING MOHAN
wixii fariin ah kuso dir email kan: dareen.iyo.dabin.caashaq@gmail.com
Comments