SIFADA SOOWJADA SAALIXADDA AH
- Get link
- X
- Other Apps
SIFADA SOOWJADA SAALIXADDA AH
1) Waxaa lagu yaqaan inay tahay
qof had iyo jeer adeecda
Ilaaheed oo haddana saalixad ah.
qof had iyo jeer adeecda
Ilaaheed oo haddana saalixad ah.
2) Waxaa laguyaqaan inay tahay
tii xafidda maalka ninkeeda iyo
jirkeedaba marka uu maqan
yahay.
tii xafidda maalka ninkeeda iyo
jirkeedaba marka uu maqan
yahay.
3) Waa midda uu farxo ninkeedu
haddii uu fiiriyo, haddii uu
amrana waa tii addeecda.
haddii uu fiiriyo, haddii uu
amrana waa tii addeecda.
4) Waa tii laasinta gurigeeda oo
aan kabixin, amarka ninkeeda
la’aantiis.
aan kabixin, amarka ninkeeda
la’aantiis.
5) Waa midda had iyo jeer ku-
salaanta ninkeeda waji faraxsan
iyo dhoolacaddayn.
salaanta ninkeeda waji faraxsan
iyo dhoolacaddayn.
6) Waatan had iyo jeer Alle uga
mahad-celisa ninkeeda,
maadaama uu yahay kii reerka
ushaqaynayey,
isla markaasna uu yahay
carruurteeda kii dhalay.
mahad-celisa ninkeeda,
maadaama uu yahay kii reerka
ushaqaynayey,
isla markaasna uu yahay
carruurteeda kii dhalay.
7) Marka ay wax waydiisanayso
ninkeeda, waa tii doorata
waqtiga wanaagsan iyo hadalka
wanaagsan.
ninkeeda, waa tii doorata
waqtiga wanaagsan iyo hadalka
wanaagsan.
8) Waxay astaan u leedahay
dabeecad badan.
dabeecad badan.
9) Waatan aan gurigeeda kabixin
iyadoo dharkeedu qarriban
yahay.
iyadoo dharkeedu qarriban
yahay.
10 ) Ma aha mid ninkeeda
kuqaylisa marka ay wada
hadlayaan.
kuqaylisa marka ay wada
hadlayaan.
11 ) Waxay kuwaanisaa ninkeeda
inuu xiriiriyo Waalidkiis,
walaalihiis, riximkiisa iyo
saaxiibbadiis.
inuu xiriiriyo Waalidkiis,
walaalihiis, riximkiisa iyo
saaxiibbadiis.
12 ) Waa midda khayrka falid
badan, kuna dadaasha faafintiisa.
badan, kuna dadaasha faafintiisa.
13 ) Waa tan runta dhar
kadhigata, kana fogaata beenta
iyo ehelkeeda.
kadhigata, kana fogaata beenta
iyo ehelkeeda.
14 ) Waa midda ku-barbaarisa
carruurteeda jacaylka Ilaahay iyo
rasuulkiisa,
kuna saacidin carruurta wax
uusan ninkeedu raalli ka ahayn
oo xumaan ah, sidoo kale waa tii
barta ixtiraamka aabahood.
carruurteeda jacaylka Ilaahay iyo
rasuulkiisa,
kuna saacidin carruurta wax
uusan ninkeedu raalli ka ahayn
oo xumaan ah, sidoo kale waa tii
barta ixtiraamka aabahood.
15 ) Waa mid aan caro badnayn,
haddana aan aqoon laab- lakaca.
haddana aan aqoon laab- lakaca.
16 ) Waxay aad uga fogtahay
Kibirka, is-cajabinta iyo isla
weeynanka.
Kibirka, is-cajabinta iyo isla
weeynanka.
17 ) Waa tii had iyo jeer ka laabta
indhaheeda aragga xumaanta,
hadday gurigeeda xaajo darteed
uga baxdo.
indhaheeda aragga xumaanta,
hadday gurigeeda xaajo darteed
uga baxdo.
18 ) Waatan aan kujeesjeesin
dariskeeda iyo dadka isla
markaana aan xaqirin umadda.
dariskeeda iyo dadka isla
markaana aan xaqirin umadda.
19 ) Waa tan aan jeclayn
dhaldhalaalka adduunka isla
markaasna aan iloobin jannada
ilaahay.
dhaldhalaalka adduunka isla
markaasna aan iloobin jannada
ilaahay.
20 ) Waa midda had iyo jeer
rabbigeed talo saarata, haddii
wax ka xumaadaanna aan
quusan.
rabbigeed talo saarata, haddii
wax ka xumaadaanna aan
quusan.
21 ) Waa mid si dhammaystiran
ugudata cibaadada Alle kufaral
yeelay.
ugudata cibaadada Alle kufaral
yeelay.
22 ) Waatan si buuxda u og in
ninkeedu yahay Sayidka
gurigiisa, isaguna uu yahay kan
maamula.
ninkeedu yahay Sayidka
gurigiisa, isaguna uu yahay kan
maamula.
23 ) Waa midda ka xusta
rabbigeed(carrabka iyo
qalbigaba), had iyo jeerna aan
iloobin.
rabbigeed(carrabka iyo
qalbigaba), had iyo jeerna aan
iloobin.
24 ) Waa midda aan had iyo jeer
sheegsheegin wixii ay Ilaahay
dartiis u qabatay oo wanaag ah.
sheegsheegin wixii ay Ilaahay
dartiis u qabatay oo wanaag ah.
25 ) Waa tii qirata dambigeeda,
haddii uu khalad kadhacana
weydiisata cafis ninkeeda.
haddii uu khalad kadhacana
weydiisata cafis ninkeeda.
26 ) Waa tan aan soomin soon
Sunne ah, ninkeeda oo raalli ka
ah mooyee.
Sunne ah, ninkeeda oo raalli ka
ah mooyee.
27 ) Waa midda aan isu ekaysiin
ragga, xagga hadalka, socodka
iyo dharxirashadaba.
ragga, xagga hadalka, socodka
iyo dharxirashadaba.
28 ) Waa midda had iyo goor
ogsoon weeynanka xaqa
ninkeeda, kuna raalli galisana
ninkeeda wixii aan macsi ahayn
oodhan.
ogsoon weeynanka xaqa
ninkeeda, kuna raalli galisana
ninkeeda wixii aan macsi ahayn
oodhan.
29 ) Waa midda aan dhaleecayn
ninkeeda, isla markaasna aan
kudhibin wuxuusan awoodi
Karin.
ninkeeda, isla markaasna aan
kudhibin wuxuusan awoodi
Karin.
30 ) Waa midda qarisa
quruxdeeda iyo jirkeeda,
ninkeeda mooye.
quruxdeeda iyo jirkeeda,
ninkeeda mooye.
31 ) Waatan lagu yaqaan xishood
badan iyo asturnaan.
badan iyo asturnaan.
32 ) Waa midda aan soo gelin
gurigeeda qof uusan ninkeedu
raalli ka ahayn.
gurigeeda qof uusan ninkeedu
raalli ka ahayn.
33 ) Ma-diiddo ninkeeda, haddii
uu ugu yeero sariirtiisa.
uu ugu yeero sariirtiisa.
34) Waatan ninkeedu uu layaabo
quruxdeeda MUUQATA xagga
(nadaafadda &labiska) iyo tan
QARSOON xagga(diinta &
Taqwada).
quruxdeeda MUUQATA xagga
(nadaafadda &labiska) iyo tan
QARSOON xagga(diinta &
Taqwada).
35 ) Waxay kaloo caan kutahay,
ma aha tii fidisa sirta ninkeeda
iyo gurigeeda.
ma aha tii fidisa sirta ninkeeda
iyo gurigeeda.
36 ) Waa midda aan ku kallifin
ninkeeda wax uusan awoodi
Karin oo adduun ah.
ninkeeda wax uusan awoodi
Karin oo adduun ah.
37) Ma aha mid hub ka dhigata,
quruxdeeda, yaraanteeda ama
maalkeeda.
quruxdeeda, yaraanteeda ama
maalkeeda.
38 ) Waa tii had iyo jeer ka shukri
naqda wax walba oo ay hesho,
haba ahaadeen wax yar e.
naqda wax walba oo ay hesho,
haba ahaadeen wax yar e.
39) Waa midda aan kadalbin
furriin joogta ah ninkeeda, sabab
la’aan.
furriin joogta ah ninkeeda, sabab
la’aan.
40 ) Waxay ninkeeda u muujisaa
kal-gacal iyo jacayl dhan walba
ah, waxayna si xiiso leh u
dhagaysataa marka uu hadlayo.
kal-gacal iyo jacayl dhan walba
ah, waxayna si xiiso leh u
dhagaysataa marka uu hadlayo.
41) Waa midda ku-taageerta
ninkeeda wixii khayr ah oo uu
falayo, lana garabtagaan
waanooyinka wanaagsan iyo
dhiiri gelinta suuban.
ninkeeda wixii khayr ah oo uu
falayo, lana garabtagaan
waanooyinka wanaagsan iyo
dhiiri gelinta suuban.
Waxa idin diyariyay: KING MOHAN
Comments