RASMI: Xiddigaha Arsenal Ee Kulanka Bournemouth Ee Galabta – Wajiyada Cusub Ee Kasoo Muuqanaya
Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa rajaynaysa inay sii dheeraysato
hoggaanka horyaalka Premier League marka ay galabta iska hor yimaaddaan
Bournemouth, waxaana uu tababare Mikel Arteta dib usoo dhoweeyey qaar ka mid ah
ciyaartoydii ka maqnayd.
Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa rajaynaysa inay sii dheeraysato
hoggaanka horyaalka Premier League marka ay galabta iska hor yimaaddaan
Bournemouth, waxaana uu tababare Mikel Arteta dib usoo dhoweeyey qaar ka mid ah
ciyaartoydii ka maqnayd.
Emile Smith Rowe ayaa isaguna beddel ku yimid waqtigii dhamaadka kaddib
muddo dheer oo uu maqnaa ayaa maanta diyaar u ah inuu kusoo biulowdo, sidoo
kalaena Gabriel Martinelli, Bukayo Saka iyo Martin Odegaard ayaa doorkooda
hoggaamiyenimada qaadan doona.
Weeraryahanka Eddie Nketiah ayaa isaguna taam ah inkasta oo shaki la
gelinayay fursaddiisa ciyaartan.
Liiska ciyartoyda Arsenal ee kulanka Bournemouth
Goolhayeyaal: Aaron Ramsdale, Matt Turner, Karl Hein.
Difaacyahanno: Ben White, Gabriel Magalhaes, Rob Holding,
William Saliba, Kieran Tierney, Oleksandr Zinchenko, Takehiro Tomiyasu, Lino
Sousa, Jakub Kiwior.
Khadka Dhexe: Thomas Partey, Granit Xhaka, Emile Smith
Rowe, Jorginho, Martin Odegaard, Fabio Vieira, Matt Smith, Amario
Cozier-Duberry, Ethan Nwaneri.
Weeraryahanno: Bukayo Saka, Gabriel Martinelli, Eddie Nketiah, Leandro Trossard, Reiss Nelson.
Comments